FEEJIGNAAN: Joogsi ku meelgaar ah oo ku saabsan Hawlaha shaqo ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR iyadoo la geegayo Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO).

Wednesday / 12 May 2021

Iiyada oo laga jawaabayo ku dhawaaqista Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee guud ahaan dalka (MCO) ilaa 7 Juun 2021, howlaha shaqo ee u baahan joogitaan jireed ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR ayaa si ku meelgaar ah loo hakin doonaa ilaa ogeysiis dambe. Shakhsiyaadka lala soo xiriiray si ay u yimaadaan Xarunta Qaabilaada inta lagu jiray waqtigan ayaa lala soo xiriiri doonaa si dib loogu dhigo jadwalka ballamahooda.

Haddii aad ballan la leedahay hay’adaha iskaashiga aan la leenahay sida IOM, RSC iyo ICMC, si gooni gooni ah waxaa kuula soo xiriiri doona hay’adda ay khusayso.

Fadlan sii wad inaad booqato bogga ama mareegta Qaxootiga Malaysia si aad uga hesho warar cusub hadba xaaladdu sida ay u socoto.



Share