by Information Management 2 | Aug 7, 2020 | Notices
Dhamaan dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ahi way la xiriiri karaan khadka is diiwaan-gelinta waydiima la xiriira is diiwaan-gelinta awgeed, oo ay ku jiraan codsiyada soo socda: Ku darida ilma hada dhasha.Ku darista lamaane.Ku darista xubin qoyska kamid...
by Information Management 2 | Jul 30, 2020 | Notices
Waxaa farxad u ah UNHCR inay ku dhawaaqdo Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor (JOCC) 3 Ogosto 2020. Iyadoo lala kaashanayo Hay’ada aan dawliga ahayn-NGO- ee Cahaya Surya Bakti. Xarunta wacyigalintu waa qeyb ka mid ah dadaalka UNHCR si wax looga...