Ogeysiisyada
Ka digtoonow khiyaanada: Balamaha ka baxsan saacadaha shaqada
UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsiyaado helay farriimaha WhatsApp in habeenkii ay yimaadaan xafiiska UNHCR si ay u halaan adeegyad UNHCR. Taasi waa khiyaamo. UNHCR waxa ay ballamaha bixisaa saacadaha shaqada gudahooda (Isniinta ilaa Jimcaha, 8 subaxnimo...
Ka digtoonow khiyaanada: App-ka Qaxoontiga beenta ah ee Malaysia oo uu samayay Haris
UNHCR ayaa heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo loo yaqaan Haris Bhai, Mr Haris, Haris Khan, iyo Mr Barmi uu sameeyay app cusub been abuur ah oo ladhoho Refugee Malaysia isagoo isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada...
Ma jiro Nidaam Diiwaangelin ah oo ka baxsan Xarunta Qaxootiga ee UNHCR
Fadlan la socodsii in diiwaangelinta UNHCR ay ka dhacdo kaliya xafiiska UNHCR ee Kuala Lumpur. Ma jiro diiwaangelin moobeel ah. UNHCR ma qabato waraysiyo isdiiwaangelin ah mana soo saarto dukumeentiyada UNHCR munaasabadaha bulshada, xarumaha bulshada, xafiisyada...
TNG eWallet iyo UNHCR waxay saxeexeen MOU Maalinta Qaxootiga Adduunka si kor loogu qaado ka mid noqoshada maaliyadeed ee qaxootiga Malaysia
TNG Digital SDn. Bhd. (TNG Digital) oo ah hawl wadeenka TNG eWallet, ayaa kala kaashanaya UNHCR sidii loo soo afjari lahaa farqiga dhaqaale ee ka mid noqoshada qaxootiga iyo magangelyo-doonka. Waxaa dhacay saxiix MOU si loogu xuso iskaashiga kaas oo lagu dhawaaqay...
Iska jir KHiyaanada: Mr Haris / Haris Khan / Mr Barmi
UNHCR waxa ay heshay warbixino sheegaysa in shaqsi Rohingiya ah oo sheeganaya in uu awood u leeyahay in uu bixiyo habka UNHCR u shaqayso uu sameeyey WhatsApp guruub ah iyo kanaal isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube ee...
Haweeney iska dhigaysa inay tahay Shaqaale UNHCR
UNHCR waxay sii wadaysaa inay hesho warbixinadii ugu dambeeyay ee haweenay sheegtay inay u shaqeyso Waaxda Diiwaangelinta iyo Dib-u-dejinta ee UNHCR. Haweenaydan ayaa qaxoontiga kala xidhiidha WhatsApp iyada oo diraysa fariimo cod ah iyo fariimo qoraal ah, waxaanay...
Ninka lagu magacaabo Devdass ama Davadass Anjan
UNHCR ayaa heshay warbixin ku saabsan nin Malaysian ah oo magaciisa lagu sheegay Devdass ama Davadass Anjan, kaasoo la xiriiray xubno ka tirsan qaxootiga oo uu sheegay inuu awoodo inuu dib u dejimo uga sameeyo Mareykanka muddo bil gudaheed ah. Waxaa lagu eedeeyay in...
Iska jir khiyaanada: Rohingya YouTuber
UNHCR waxay YouTube ku aqoonsatay shakhsi Rohingya ah oo sheeganaya inuu awood u leeyahay inuu bixiyo habka UNHCR. Shakhsigu waxa uu soo bandhigay muuqaalo isaga oo xidhan jaakada UNHCR, taas oo abuuraysa aragti ah in uu yahay shaqaalaha UNHCR iyo/ama uu ku xidhan...
UNHCR-Bangiga Adduunka oo Daraasad Wadajir ah ka sameeyay Hab-nololeedka Qaxootiga
Fadlan la soco in UNHCR Malaysia iyo Bankiga Adduunku, ay hadda wadaan mashruuc daraasadeed oo la xidhiidha hab-nololeedka qaxootiga Malaysia. Mashruuca waxaa ku jira sahan, kaas oo ujeedadiisu tahay in la ururiyo macluumaadka xaaladaha nololeed ee qaxootiga marka loo...
Iska jir khiyaanada: Nin ku socda Magacyada Osman, Michael ama Bo Bo Selai
UNHCR waxa ay heshay warbixino ku saabsan nin (oo lagu magacaabo Osman, Michael ama Bo Bo Selai) kaas oo sheeganaya inuu u shaqeeyo Waaxda Dib-u-dejinta iyo Diiwaangelinta UNHCR. Ninkan ayaa qaxoontiga iyo magan-gelyo-doonka kula xidhiidha WhatsApp-ka, waxana uu...
Joojinta Warqadaha
Fadlan ha dirin waraaqo ama lacag ha siin qof ka tirsan bulshada aad xubinta ka tahay ,si aad u soo dirto warqado magacaaga ah oo codsanaya diiwaangelinta ama dib u dejinta. Fadlan isticmaal foomka Codsiga Isdiwaangelinta Cusub ee ku yaal Websaytka Qaxootiga Malaysia...
Ka digtoonow: Khiyaanada Facebooga ee Isdiiwaangelinta iyo Dib u dejinta
UNHCR waxa ay Facebook ka heshay warbixino ku saabsan shakhsiyaad sheeganaya in ay bixiyaan kaararka UNHCR, Warqado Tixgelin ah (UC) iyo warqado codsi dib u dejin ah oo ay ku beddelanayaan lacag, inta badan inta u dhaxaysa RM50 ilaa RM100. Shakhsiyaadkan ayaa dhowr...