Ballamaha UNHCR (17 Juun 2020)

UNHCR waxay bilaabi doontaa inay la xiriirto dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah si ay ugu yimaadaan Xafiiska wareysiyada iyo howlaha kale. Tan waxaa lagu sameyn doonaa keliya ballan, si loo yareeyo tirada dadka jooga xafiiska, maadaama oo kulamada waaweyn ee...

Cusbooneysii lambarka taleefonkaaga

Fadlan waxaad ogaata in xafiiska UNHCR ee Malaysia uu taleefonka kala soo xidhiidhi doonto dadka haysta dukumintiga UNHCR, qaab wicitaan ama fariin ah. Sidaa darteed dhamaan dadka ku jira UNHCR waxa laga codsanaya ama lugu boorinayaa in ay cusboonaysiiyaan lambarada...