Dukumiintiyada dhacay way sii shaqeynayaan

Maaddaama oo isku soo ururida dad badan ay wali mamnuuc tahay si loo xakameeyo faafitaanka COVID-19 ee Malaysia, sidoo kale a matalaada UNHCR wali ka xirantahay dadweynaha, Dukumintiyda aqoonsiga UNHCR ee dhacay wali way sii shaqeynayaan ilaa laga badelo.

Sii xirnaanshaha Xafiiska UNHCR

Xafiiska UNHCR wuu ka xirnaandoonaa dadka booqdayaasha ah ballamo la’aan. Wali lama ogolo dad badan isku imaantinkood si loo xakameeyo faafida COVID-19 ee Malaysia. UNHCR ayaa kula soo xiriiri doonta si ay ballamadan kuugu qabato. Fadlan ha imaanin xafiiska ilaa...