• Home
  • Support
  • Notices
  • Contact
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu

Warqada ku saabsan Ansaxnimada dukumiintiyada dhacay ee UNHCR sababtuna tahay xaaladda COVID-19

by Information Management 2 | Jan 27, 2021 | Notices

iyada oo ay ugu wacan tahay xaaladdaa hadda jirta ee loo yaqaan COVID-19 xaaladda iyo xakameynta dhaqdhaqaaqa socda (MCOs), xafiiska UNHCR uma uusan suuragalin inuu sii wado qaar ka mid ah howlaheena hawlaha joogtada ah Tan waxaa ka mid ah cusbooneysiinta waqtiga...

Nidaamka Habraaca Ee Loo Soo Gaabiyo (SOPs) Ee Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO) Ee 2021

by Information Management 2 | Jan 21, 2021 | Notices

Ogaysiiska amarka xakamaynta dhaqdhaqaaqa ee dhamaan wadanka Malaysia.

by Information Management 2 | Jan 11, 2021 | Notices

Iyada oo laga jawaabayo kororka kiisaska COVID-19, Dowladda Malaysia waxay ku dhawaaqday talo soo jeedinta Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa (MCO), shuruudaha MCO (CMCO) iyo soo kabashada MCO (RMCO) waddanka oo dhan. Amarka xakamaynta dhaqdhaqaaqa wuxu bilaabmi doonta 13...

Khadka Teleefonka Tooska Ah Ee Xarigga Iyo Xabsiyada Ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada

by Information Management 2 | Dec 14, 2020 | Notices

Khadka Teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo Xabsiyada ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada.

by Information Management 2 | Dec 14, 2020 | Notices

Fadlan ogow in uu jiro isbedal ku yimid saacadaha shaqada ee Khadka teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo xabsiyada ee UNHCR. Khadka waxaa loo isticmaali karaa in lagu soo gudbiyo warbixnta xariga iyo xabsiyada iyadoo la isticmaalayo lambarkan 012-630 5060 inta lagu...
« Older Entries
Next Entries »
UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada
  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu