Khadka Teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo Xabsiyada ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada.

Monday / 14 December 2020

Fadlan ogow in uu jiro isbedal ku yimid saacadaha shaqada ee Khadka teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo xabsiyada ee UNHCR. Khadka waxaa loo isticmaali karaa in lagu soo gudbiyo warbixnta xariga iyo xabsiyada iyadoo la isticmaalayo lambarkan 012-630 5060 inta lagu jiro waqtiyada soo socda.

MAALMAHA SHAQADA (Isniinta ilaa Jimcaha).

8.00 subaxnimo – 6.00 galabnimo

MAALMAHA FASAXA (Sabtida iyo Axada).

8.00 subaxnimo — 4.00 galabnimo

Sidoo kale warbixinta ku saabsan xiritaanka iyo Xabsiyada waxaa lagu soo gudbin karaa bogga contact-ga ee Mareegta ama bogga Qaxootiga Malaysia, www.refugeemalaysia.org/contact.



Share