by Information Management 2 | Oct 16, 2021 | Notices
Rugaha Caafimaadka ee Sanduuqa Horumarinta Qatar (QFFD) ee ku taala Ampang iyo Kajang waxay u furnyihiin talaalida dadka magangelyo-doonka, qaxootiga iyo dadka aan diiwaangashaneyn.. Dadka aan weli qaadanin irbadaha tallaalka COVID-19, waad is diiwaangelin kartaa...
by Information Management 2 | Sep 29, 2021 | Notices
Xafiiska UNHCR wali uma furna iska-imaansho ballan la’aan ah. UNHCR waxay bilawday inay la xiriirto dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee ku nool Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya si ay ballamo ugu yimaadaan Xafiiska si waafaqsan Wajiga 2-aad ee Qorshaha...
by Information Management 2 | Sep 23, 2021 | Notices
Mu’asasada Buddhist Tzu Chi waxaa loo oggolaaday inay siiso tallaalka COVID-19 dadka ay UNHCR daneyso iyadoo ka bixinaysa rugteeda caafimaadka ee ku taal Kuala Lumpur Buddhist Tzu Chi Free Clinic, 5th Floor, 221, Jalan Pudu, 55100 Kuala Lumpur Maalin kasta oo...
by Information Management 2 | Sep 20, 2021 | Notices
Sababo la xiriira tillaabooyinka lagu joojinayo faafitaanka Covid-19, oo ay ku jiraan xannibaadaha safarka, ka shaqeynta dib-u-dejinta iyo bixitaanka ayaa si xun u saameeyay adduunka oo dhan, oo ay ku jirto Malaysia. Iyada oo laga jawaabayo Awaamiirta Xakamaynta...
by Information Management 2 | Sep 1, 2021 | Notices
Diiwaangelintu hadda waxay u furan tahay arday kasta oo qaxooti ah oo danaynaya oo ku nool Malaysia oo raba inuu codsado deeq waxbarasho si uu u qaato tacliinta sare. Kuwa danaynaya waxay u baahnaan doonaan inay soo bandhigaan dukumentiyada iyo shahaadada ku habboon...