Cusbooneysii lambarka taleefonkaaga

Fadlan waxaad ogaata in xafiiska UNHCR ee Malaysia uu taleefonka kala soo xidhiidhi doonto dadka haysta dukumintiga UNHCR, qaab wicitaan ama fariin ah. Sidaa darteed dhamaan dadka ku jira UNHCR waxa laga codsanaya ama lugu boorinayaa in ay cusboonaysiiyaan lambarada...

Dukumiintiyada dhacay way sii shaqeynayaan

Maaddaama oo isku soo ururida dad badan ay wali mamnuuc tahay si loo xakameeyo faafitaanka COVID-19 ee Malaysia, sidoo kale a matalaada UNHCR wali ka xirantahay dadweynaha, Dukumintiyda aqoonsiga UNHCR ee dhacay wali way sii shaqeynayaan ilaa laga badelo.