by Super Administrator | Oct 4, 2023 | Notices
Fadlan la soco in UNHCR Malaysia iyo Bankiga Adduunku, ay hadda wadaan mashruuc daraasadeed oo la xidhiidha hab-nololeedka qaxootiga Malaysia. Mashruuca waxaa ku jira sahan, kaas oo ujeedadiisu tahay in la ururiyo macluumaadka xaaladaha nololeed ee qaxootiga marka loo...
by Super Administrator | Sep 28, 2023 | Notices
UNHCR waxa ay heshay warbixino ku saabsan nin (oo lagu magacaabo Osman, Michael ama Bo Bo Selai) kaas oo sheeganaya inuu u shaqeeyo Waaxda Dib-u-dejinta iyo Diiwaangelinta UNHCR. Ninkan ayaa qaxoontiga iyo magan-gelyo-doonka kula xidhiidha WhatsApp-ka, waxana uu...
by Super Administrator | Apr 3, 2023 | Notices
Fadlan ha dirin waraaqo ama lacag ha siin qof ka tirsan bulshada aad xubinta ka tahay ,si aad u soo dirto warqado magacaaga ah oo codsanaya diiwaangelinta ama dib u dejinta. Fadlan isticmaal foomka Codsiga Isdiwaangelinta Cusub ee ku yaal Websaytka Qaxootiga Malaysia...
by Super Administrator | Mar 16, 2023 | Notices
UNHCR waxa ay Facebook ka heshay warbixino ku saabsan shakhsiyaad sheeganaya in ay bixiyaan kaararka UNHCR, Warqado Tixgelin ah (UC) iyo warqado codsi dib u dejin ah oo ay ku beddelanayaan lacag, inta badan inta u dhaxaysa RM50 ilaa RM100. Shakhsiyaadkan ayaa dhowr...
by Super Administrator | Mar 2, 2023 | Notices
Diiwaangelinta UNHCR iyo bixinta dukumeentigu lama heli doono laga bilaabo Jimcaha, Maarso 31, 2023 ilaa Axadda, 30ka Abriil 2023, dayactirka farsamada awgeed. Adeegyadani waxay dib u bilaabmayaan 1da Meey 2023. Qaxootiga iyo magangelyo-doonka dukumeentigoodu dhacayo...
by Super Administrator | Feb 15, 2023 | Notices
UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsi sheeganaya inuu xiriir gaar ah la leeyahay UNHCR sababo la xiriira xaaladdooda hoggaamiye bulsho. Shakhsigani waxa uu weydiisanayaa qaxootiga lacag si uu u dedejiyo go’aaminta xaaladda Qaxoontiga (RSD) iyo dib u...