Xafiiska UNHCR ee Malaysia wuxuu helayay codsiyo ay dadka qaxootiga ahi kaga dhalbanayaan in la cadeeyo xaaladooda qaxootinimo taas oo la xiriira barnaamijka isboonsarka ee 5-ta ka kooban ee kooxaha Canadianka ah. Si naxariis leh u ogow in xafiiskanaguu uusan bixinin warqadaha cadeynta ee noocaas oo kale ah. Taa badelkeed, waxaa la sameeyay nidaam u dhexeeya dawlada Canada iyo UNHCR tan iyo bishii Janaayo 2020, Halkaas oo dawlada Canada ay ka xaqiijisan doonto UNHCR xaaladda qaxootinimo ee shakhsiyaadka ay u socdaan codsiyada noocaas oo kale ah.
Waxaan sidoo kale kula talinaynaa shakhsiyaadka daneynaya inay galaan barnaamijka inay sii wataan howlaha dhalabka iyagoo ku lifaaqaya codsigooda nuqul ka mid ah dukumiintigooda UNHCR.