• Home
  • Support
  • Notices
  • Contact
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu

Ogaysiiska amarka xakamaynta dhaqdhaqaaqa ee dhamaan wadanka Malaysia.

by Super Administrator | Jan 11, 2021 | Notices

Iyada oo laga jawaabayo kororka kiisaska COVID-19, Dowladda Malaysia waxay ku dhawaaqday talo soo jeedinta Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa (MCO), shuruudaha MCO (CMCO) iyo soo kabashada MCO (RMCO) waddanka oo dhan. Amarka xakamaynta dhaqdhaqaaqa wuxu bilaabmi doonta 13...

Khadka Teleefonka Tooska Ah Ee Xarigga Iyo Xabsiyada Ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada

by Super Administrator | Dec 14, 2020 | Notices

Khadka Teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo Xabsiyada ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada.

by Super Administrator | Dec 14, 2020 | Notices

Fadlan ogow in uu jiro isbedal ku yimid saacadaha shaqada ee Khadka teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo xabsiyada ee UNHCR. Khadka waxaa loo isticmaali karaa in lagu soo gudbiyo warbixnta xariga iyo xabsiyada iyadoo la isticmaalayo lambarkan 012-630 5060 inta lagu...

[UPDATED] Nidaamka Habraaca ee loo soo gaabiyo (SOP) ee Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa Xadidan (CMCO): 9 Nofeembar – 6 Diseeembar 2020.

by Super Administrator | Nov 10, 2020 | Notices

Iyadoo la raacayo Amarka Xayiraadda Dhaqdhaqaaqa Xaaladda (CMCO) ee ay shaacisay Dowladda Malaysia, fadlan la soco in Xafiiska UNHCR la xiri doono illaa ogeysiis dambe. Fadlan ha imanin xafiiska UNHCR ee Malaysia ilaa in lagu la soo xiriiro oo imow lagu dhoho mooyee....

Waa maxay tirakoobka dadka Malaysia (MyCensus 2020)?

by Super Administrator | Nov 3, 2020 | Notices

« Older Entries
Next Entries »
UNHCR © 2025 | Refugee Malaysia

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada
  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

UNHCR © 2025 | Refugee Malaysia
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu