Tallaalka COVID-19 ee Carruurta

Si loo yareeyo faafitaanka caabuqa COVID-19, Dowladda Malaysia ayaa balaarineysa helitaanka tallaalka carruurta ay da’doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 jir. Waxaa la filayaa in ku dhawaad 4 milyan oo caruur ah ay heli doonaa tallaalka oo ay ku jiraan ciyaalka qaxooti...

Ballamaha UNHCR (28 Janaayo 2022)

Xafiiska UNHCR wali u ma furno iska imaansho ballan la’aan ah ama dadka aan lahayn ballan. UNHCR waxay hadda la xiriiraysaa dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ee Malaysia oo dhan si ay ugu yimaadaan Xafiiska ballan si waafaqsan Nidaamka Habraaca (SOPs) ee...