Joojinta Warqadaha

Fadlan ha dirin waraaqo ama lacag ha siin qof ka tirsan bulshada aad xubinta ka tahay ,si aad u soo dirto warqado magacaaga ah oo codsanaya diiwaangelinta ama dib u dejinta. Fadlan isticmaal foomka Codsiga Isdiwaangelinta Cusub ee ku yaal Websaytka Qaxootiga Malaysia...