Dukumentiyada UNHCR ee lumay

UNHCR waxa ay doonaysaa in ay xasuusiso qaxootiga iyo magangelyo-doonka ka lumay dukumeentiyadooda UNHCR (kaarka ama warqadda tixgelinta ) in ay ku soo sheegaan lumitaanka dukumeentiyadooda foomkan oo ku yaal website-ka qaxootiga Malaysia. Fadlan ogow inaysan qasab...

Xusuusnow lambarkaaga UNHCR

Fadlan hubi inaad xasuusato lambarkaaga faylka UNHCR iyo lambarkaaga gaarka ah. Waa muhiim in aad xafido nambaradaada UNHCR, ama ku qorto meel ku haboon, haddii ay dhacdo in aad waydo dukumeentigaaga UNHCR ama mas’uuliyiintu ay ku weydiiyaan faahfaahintaada....