• Home
  • Support
  • Notices
  • Contact
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu

Ka Digtoonow Khayaanada : Mohd Haris

by Amalina Malay Translator | Jan 13, 2026 | Iska jir khiyaanada, Notices

Qof kasta oo lacag kaa dalbada diiwaangelinta iyo dukumentiyada UNHCR waa khiyaanoole oo fal dambiyeed sameynaya. Ma lahan awood ama karti ay ku bixiyaan dukumentiyada UNHCR UNHCR waxay hore uga digtay khiyaanoole Haris Khan Ka Digtoonow Khayaanada: Rohingya YouTuber...

Cusboonaysiin Muhiim ah oo ku Saabsan Barnaamijka Dokumen Pendaftaran Pelarian (DPP)

by Amalina Malay Translator | Jan 2, 2026 | Notices

UNHCR waxaa la ogeysiiyay in wajiga koowaad ee barnaamijka Dawladda ee Dokumen Pendaftaran Pelarian (DPP) uu muhiimad saari doono diiwaangelinta shakhsiyaadka hadda ku jira xarumaha xabsiyada socdaalka. Fadlan ogow in qof kasta oo sheeganaya inuu matalayo Dowladda si...

Ka Digtoonow Akoonnada Facebook oo Been Abuurka ah ee Isku Dayaya Inay Isku Muujiyaan UNHCR Malaysia

by Amalina Malay Translator | Dec 23, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices, Uncategorized @so

UNHCR Malaysia waxay leedahay hal akoon Facebook oo rasmi ah oo keliya(www.facebook.com/UNHCRMalaysia). Ma isticmaalno Facebook si looga wada hadlo xaaladaha gaarka ah ee qaxootiga. Waxaa naloo sheegay jiritaanka akoontyo iyo qoraallo Facebook ah oo si been ah u...

Ka Digtoonow Akoon TikTok Been Ah Oo Iska dhigaaya In Uu UNHCR Malaysia Yahay (@rohinyga.edu2 iyo @tasmida.sidik)

by Amalina Malay Translator | Nov 28, 2025 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR Malaysia ma laha akoon TikTok. Dhammaan akoonnada TikTok ee sheeganaya inay ka socdaan UNHCR waa kuwo been abuur ah. Waxaa naloo sheegay jiritaanka TikTok oo been abuur ah kuwas oo ah @rohingya.edu2 iyo @Tasmida.sidik, kuwaas oo si been ah u sheeganaya inay...

Shirka Isku-duwidda Daneeyayaasha Caafimaadka Qaxootiga

by Amalina Malay Translator | Sep 11, 2025 | Notices

28-dii Agoosto 2025, UNHCR Malaysia ayaa martigelisay Shirka Isku-duwidda Daneeyayaasha Caafimaadka Qaxootiga, kaas oo isu keenay in ka badan 100 wakiil oo ka kala socday Wasaaradda Caafimaadka, bixiyeyaasha adeegyada caafimaadka ee gaarka loo leeyahay iyo kuwa...

Ma aha Run: ‘Diiwaangelin Rasmi ah oo loogu talagalay Suuriyaanka iyo Yamaniyiinta’

by Hanani Malay Translator | Sep 8, 2025 | Notices

Waxaanu helnay warbixin faafinaysa macluumaad been ah. Waxay sheegaysaa in laga bilaabo 1-da Diseembar 2025, UNHCR ay bilaabi doonto diiwaangelin rasmi ah oo loogu talagalay dadka Suuriyaanka iyo Yamaniyiinta ah ee ku sugan Malaysia. Waxay sidoo kale ku...
« Older Entries
UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada
  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu