by Super Administrator | Aug 17, 2020 | Notices
Si naxariis leh u ogow in nidaamka SMS-ka ee cusbooneysiinta lambarka talefoonka in aan la heli karin si ku meel gaadh ah ilaa ogaysiis dambe. Fadlan ha sii wadin isticmaalka nidaamka madaama fariimaha la soo diro ayna UNHCR helaynin. Dadka qaxootiga iyo...
by Super Administrator | Aug 7, 2020 | Notices
Dhamaan dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ahi way la xiriiri karaan khadka is diiwaan-gelinta waydiima la xiriira is diiwaan-gelinta awgeed, oo ay ku jiraan codsiyada soo socda: Ku darida ilma hada dhasha.Ku darista lamaane.Ku darista xubin qoyska kamid...
by Super Administrator | Jul 30, 2020 | Notices
Waxaa farxad u ah UNHCR inay ku dhawaaqdo Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor (JOCC) 3 Ogosto 2020. Iyadoo lala kaashanayo Hay’ada aan dawliga ahayn-NGO- ee Cahaya Surya Bakti. Xarunta wacyigalintu waa qeyb ka mid ah dadaalka UNHCR si wax looga...