• Home
  • Support
  • Notices
  • Contact
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu

Ka digtoonow khiyaanada: App-ka Qaxoontiga beenta ah ee Malaysia oo uu samayay Haris

by Information Management 2 | Sep 6, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR ayaa heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo loo yaqaan Haris Bhai, Mr Haris, Haris Khan, iyo Mr Barmi uu sameeyay app cusub oo Refugee Malaysia app ah isagoo isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube isagoo...

Ma jiro Nidaam Diiwaangelin ah oo ka baxsan Xarunta Qaxootiga ee UNHCR

by Information Management 2 | Jul 10, 2024 | Notices

Fadlan la socodsii in diiwaangelinta UNHCR ay ka dhacdo kaliya xafiiska UNHCR ee Kuala Lumpur. Ma jiro diiwaangelin moobeel ah. UNHCR ma qabato waraysiyo isdiiwaangelin ah mana soo saarto dukumeentiyada UNHCR munaasabadaha bulshada, xarumaha bulshada, xafiisyada...

TNG eWallet iyo UNHCR waxay saxeexeen MOU Maalinta Qaxootiga Adduunka si kor loogu qaado ka mid noqoshada maaliyadeed ee qaxootiga Malaysia

by Information Management 2 | Jun 24, 2024 | Notices

TNG Digital SDn. Bhd. (TNG Digital) oo ah hawl wadeenka TNG eWallet, ayaa kala kaashanaya UNHCR sidii loo soo afjari lahaa farqiga dhaqaale ee ka mid noqoshada qaxootiga iyo magangelyo-doonka. Waxaa dhacay saxiix MOU si loogu xuso iskaashiga kaas oo lagu dhawaaqay...

Iska jir KHiyaanada: Mr Haris / Haris Khan / Mr Barmi

by Information Management 2 | Jun 12, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR waxa ay heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo sheeganaya in uu awood u leeyahay in uu helo habka UNHCR uu sameeyay koox cusub oo WhatsApp ah iyo kanaal isticmaalaya astaanta UNHCR. Kani waa isla qofka soo dhigay fiidiyowyada YouTube ee sheeganaya...

Haweeney iska dhigaysa inay tahay Shaqaale UNHCR

by Information Management 2 | Jun 12, 2024 | Iska jir khiyaanada, Notices

UNHCR waxay sii wadaysaa inay hesho warbixinadii ugu dambeeyay ee haweenay sheegtay inay u shaqeyso Waaxda Diiwaangelinta iyo Dib-u-dejinta ee UNHCR. Haweenaydan ayaa qaxoontiga kala xidhiidha WhatsApp iyada oo diraysa fariimo cod ah iyo fariimo qoraal ah, waxaanay...

Ninka lagu magacaabo Devdass ama Davadass Anjan

by Information Management 2 | Dec 22, 2023 | Notices

UNHCR ayaa heshay warbixin ku saabsan nin Malaysian ah oo magaciisa lagu sheegay Devdass ama Davadass Anjan, kaasoo la xiriiray xubno ka tirsan qaxootiga oo uu sheegay inuu awoodo inuu dib u dejimo uga sameeyo Mareykanka muddo bil gudaheed ah. Waxaa lagu eedeeyay in...
« Older Entries
Next Entries »
UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada
  • Home
  • Taageero
  • Ogeysiisyada

Disclaimer | Privacy Policy | unhcr.org

UNHCR © 2026 | Refugee Malaysia
  • English
  • Rohingya
  • မြန်မာ
  • العربية
  • اردو
  • ဘာသာမန်
  • Soomaali
  • Tedim
  • Hakha
  • தமிழ்
  • فارسی
  • Melayu