Ogeysiisyada
Cusboonaysiinta Lambarka Talefoonka ee habka SMS-ka lama heli karo si ku meel gaar ah.
Si naxariis leh u ogow in nidaamka SMS-ka ee cusbooneysiinta lambarka talefoonka in aan la heli karin si ku meel gaadh ah ilaa ogaysiis dambe. Fadlan ha sii wadin isticmaalka nidaamka madaama fariimaha la soo diro ayna UNHCR helaynin. Dadka qaxootiga iyo...
Fraud & Corruption Under COVID-19
Khadka Tooska Ah Ee Iska Diiwaan-Galinta UNHCR
Khadka Is diiwaan-gelinta ee UNHCR:
Dhamaan dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ahi way la xiriiri karaan khadka is diiwaan-gelinta waydiima la xiriira is diiwaan-gelinta awgeed, oo ay ku jiraan codsiyada soo socda: Ku darida ilma hada dhasha.Ku darista lamaane.Ku darista xubin qoyska kamid...
Furintaanka Xarunta Johor Outreach Community Centre
Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor
Waxaa farxad u ah UNHCR inay ku dhawaaqdo Furitaanka Xarunta Wacyigalinta Bulshada ee Johor (JOCC) 3 Ogosto 2020. Iyadoo lala kaashanayo Hay'ada aan dawliga ahayn-NGO- ee Cahaya Surya Bakti. Xarunta wacyigalintu waa qeyb ka mid ah dadaalka UNHCR si wax looga qabto...
Ogaysiis: Af-Xirka (Mask) – 1 Ogosto 2020
Fiiro gaar ah: Maaskarada wejiga – 1-da Ogosto 2020
Kor u kaca kiisaska COVID-19 awgood, Dowladda Malaysia waxay ku dhawaaqday in ay qasab tahay xirashada maaskarada/afxirka ee goobaha dadweynaha laga bilaabo 1 Ogosto 2020. Kuwa aan u hogaansamin waxaa lagu ganaaxi karaa RM1,000 ama la dhigi xabsi. Malaysia waxay wali...
Soo wargeli Xadhiga
Donation Alert
Fraudulent Schemes, Scams and Misrepresentation of UNHCR
Qorshayaasha musuqmaasuqa, khiyaanooyinka iyo been-abuurka UNHCR
UNHCR waxay heshay warbixino ku saabsan qorshayaal lacag urursi oo been abuur ah oo ay sameeyeen shaqsiyaad iska dhigaya inay xiriir la leeyihiin UNHCR. Waxaan jeclaan lahayn inaan uga digno taageerayashanada iyo guud ahaan dadweynaha inay ka feejignaadaan howlaha...
