by Super Administrator | Aug 25, 2021 | Notices
Iyada oo ay ugu wacan tahay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Afgaanistaan, UNHCR waxaa soo gaarayay su’aalo badan oo ka socoda dadak Afgaanistaaniga ah, maadaama ay jiraan ogeysiisyo dhowr dowladood oo sheegaya inay kordhin doonaan fursadaha dib -u -dejinta...
by Super Administrator | Aug 7, 2021 | Notices
Fadlan ogow in inta lagu jiro Wajiga 1aad ee Qorshaha Soo kabashada Qaran, oo dhaqan galay 01-da Luulyo 2021, dhammaan miiska adeegyada bixiya ee Waaxda Diiwaangelinta Qaranka (JPN) lagu heli karo ballan ahaan oo keliya looma oggola shaqa kasta oo aan wadanin cadayn...
by Super Administrator | Jul 9, 2021 | Notices
Iyada oo ay ugu wacan tahay sii socoshada xaaladda COVID-19 iyo Amarada Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCOs), Xafiiska UNHCR muuna awood u helin inuu sii wado qaar ka mid ah howlihiisii shaqo ee joogtada ahaa. Tan waxaa ka mid ah cusbooneysiinta waqtigaysan ee...
by Super Administrator | Jul 5, 2021 | Notices
UNHCR Verify Plus waa barnaamij moobayl oo cusub kaas oo hada si bilaash ah looga heli karo oo looga soo dajisan karo Google Play Store iyo Apple App Store. Barnaamijkan cusub wuxuu badali doonaa barnaamijkii UNHCR Verify MY, waxaana loo isticmaali karaa in lagu...
by Super Administrator | May 31, 2021 | Notices
Fadlan ogow in dawlada Malaysia ay ku dhawaaqday Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO 3.0), kaas oo ah xayiraad buuxda oo ka bilaabanaya 1-da Juun 2021 ilaa14 Juun 2021. Tani waxay u ekaan doontaa Amarkii Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee koobaad (MCO 1.0) ee lagu dhawaaqay...
by Super Administrator | May 12, 2021 | Notices
Iiyada oo laga jawaabayo ku dhawaaqista Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee guud ahaan dalka (MCO) ilaa 7 Juun 2021, howlaha shaqo ee u baahan joogitaan jireed ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR ayaa si ku meelgaar ah loo hakin doonaa ilaa ogeysiis dambe. Shakhsiyaadka lala...