by Super Administrator | May 8, 2020 | Notices
Xafiiska UNHCR wuu ka xirnaandoonaa dadka booqdayaasha ah ballamo la’aan. Wali lama ogolo dad badan isku imaantinkood si loo xakameeyo faafida COVID-19 ee Malaysia. UNHCR ayaa kula soo xiriiri doonta si ay ballamadan kuugu qabato. Fadlan ha imaanin xafiiska ilaa...
by Super Administrator | May 5, 2020 | Notices
UNHCR waxay aragtay maqaalo warar ah oo ka warbixineya ruqsadaha wadista ee dadka qaxootiga oo sida la sheegay ay bixiso UNHCR. Dukumintigaan waa been. Xafiiska UNHCR ee Malaysia ma bixiyo Ruqsadaha Wadista Waxaan jeclaan lahayn inaan sii xoojino in UNHCR keliya ay...