Ilaha xogta ee Hay’adaha

Baggan waxaa loogu tala galay ururada la shaqeeya qaxootiga ee raadinaya macluumaad ku haboon. Waxaan soo uruurinay oo isku darnay ila xogeedyo loogu tala galay in lala wadaago dadka qaxootiga ah. Waxaan ku talinaynaa in la koobiyeeyo mareegta (link-ga) il xogeedka la lana wadaago mareegta (link-ga) dadka qaxootiga ah adigoo adeegsanaya barahaaga caadiga ah.

UNHCR Verify Plus: Barnaamij xaqiijinaya kaarka cusub ee UNHCR

Barnaamijka UNHCR Verify Plus waa barnaamij cusub oo hada si bilaash ah looga soo dajisan karo Google Play Store iyo Apple App Store. Barnaamijka waxaad ku xaqiijin kartaa kaarkasta oo UNHCR Wixii macluumaad dheeraad ah, guji badhanka hoose.

Sidee loo isticmaalaa bogga qaxootiga Malaysia (Muuqaal)

Caabuqa COVID-19 wuxuu siyaabo kala duwan u saameeyaa dad kala duwan. Inta badan dadka uu ku dhaco waxay muujiyaan jiro khafiif ama dhexdhexaad ah oo waxay ka bogsoodaan ayagoon wax isbitaal ah la dhigin.

Boodhka mareegta (bogga) Qaxootiga Malaysia

Boodhka mareegta (bogga) Qaxootiga Malaysia oo ku qoran 12 luqadood oo kala duwan kaas oo wata cinwaanka bogga iyo fura QR si aad u gasho mareegta. Ka sameyso nuqul oo kaydso sawirka si aad ugu isticmaasho hab dhijitaal ah ama soo dejiso nuskhada tayadeeduu sareyso ee PDF-ka ah si aad uga daabacato badhanka hoose.