by Super Administrator | Oct 13, 2020 | Notices
Fadlan ogow in Dowladda Malaysia ay shaacisay in Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya la galin doono Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa shardhiyeesan (CMCO). Arintan waxaa loo sameeyay kadib kor u kac kuyimid kaysaska caabuqa COVID-19 ee xaafada xogaa ah oo katirsan Klang...
by Super Administrator | Aug 17, 2020 | Notices
Si naxariis leh u ogow in nidaamka SMS-ka ee cusbooneysiinta lambarka talefoonka in aan la heli karin si ku meel gaadh ah ilaa ogaysiis dambe. Fadlan ha sii wadin isticmaalka nidaamka madaama fariimaha la soo diro ayna UNHCR helaynin. Dadka qaxootiga iyo...
by Super Administrator | Aug 7, 2020 | Notices
Dhamaan dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ahi way la xiriiri karaan khadka is diiwaan-gelinta waydiima la xiriira is diiwaan-gelinta awgeed, oo ay ku jiraan codsiyada soo socda: Ku darida ilma hada dhasha.Ku darista lamaane.Ku darista xubin qoyska kamid...