Ku darista koodka QR dukumeentiyada UNHCR

Si loo xoojiyo sifooyinka amniga iyo hufnaanta hubinta dhammaan dukumentiyada UNHCR,oo ay ku jiraan waraaqaha, laga bilaabo 25ka Luulyo 2022, UNHCR waxay soo saaraysaa qaxootiga iyo magangelyo-doonka nooc cusub oo dukumentiyada UNHCR ah. Warqadda Tixgelinta iyo...

Ogaysiis (29 Luulyo 2022)

Raadraaca Nidaamka Macluumaadka Qaxoontiga (TRIS) waa barnaamij ay waddo Dowladda Malaysia si ay awood ugu siiso la socodka qaxootiga Malaysia. Sanadihii la soo dhaafay, iyada oo loo marayo Ciidanka Wadajirka ah ee ay bilowday Dowladda, UNHCR waxa ay kala xaajootay...

Sida Loo Soo Sheego Xarig ama Xanibaad

Fadlan waxaa lagu wargeilinya in haddii ay dhacdo in la xiro ama lagu xanibo, waxaad warbixin uga samayn kartaa UNHCR adigoo: Foomka Warbixinta Xariga iyo Xanibaada ee ku yaal websaydka qaxootiga MalaysiaKhadka Taleefanka ee Xariga iyo Xanibaada Khadka waxa loo...