Ogeysiisyada
Barnaamijka UNHCR Verify Plus ee cusub
UNHCR Verify Plus waa barnaamij moobayl oo cusub kaas oo hada si bilaash ah looga heli karo oo looga soo dajisan karo Google Play Store iyo Apple App Store. Barnaamijkan cusub wuxuu badali doonaa barnaamijkii UNHCR Verify MY, waxaana loo isticmaali karaa in lagu...
Xirnaansha Guud (MCO 3.0) Laga bilaabo 1-da Juun 2021
Fadlan ogow in dawlada Malaysia ay ku dhawaaqday Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO 3.0), kaas oo ah xayiraad buuxda oo ka bilaabanaya 1-da Juun 2021 ilaa14 Juun 2021. Tani waxay u ekaan doontaa Amarkii Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee koobaad (MCO 1.0) ee lagu dhawaaqay...
FEEJIGNAAN: Joogsi ku meelgaar ah oo ku saabsan Hawlaha shaqo ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR iyadoo la geegayo Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO).
Iiyada oo laga jawaabayo ku dhawaaqista Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa ee guud ahaan dalka (MCO) ilaa 7 Juun 2021, howlaha shaqo ee u baahan joogitaan jireed ee Xarunta Qaabilaadda UNHCR ayaa si ku meelgaar ah loo hakin doonaa ilaa ogeysiis dambe. Shakhsiyaadka lala...
Xidhida xafiiska UNHCR ee 30-ka bisha Abriil 2021
Fadlan ogow in xafiiska UNHCR la xiri doonaa maalinta Jimcaha ah ee 30-ka Abriil iyadoo loo fiirinayano Maalinta Shaqaalaha. Wakiilka ayaa dib u bilaabi doona shaqadiisa maalinta Isniinta, 3-da May 2021. Khadka tooska ah ee xirida iyo xabsiyada wali waa la la xiriiri...
Tallaal -Maxaa Rabta in aad ka ogatid
Download Poster
Barnaamijka isboosarka ee 5-ta ka kooban ee kooxaha Canadianka ah: Cadeynta ama makhraatiga UNHCR.
Xafiiska UNHCR ee Malaysia wuxuu helayay codsiyo ay dadka qaxootiga ahi kaga dhalbanayaan in la cadeeyo xaaladooda qaxootinimo taas oo la xiriira barnaamijka isboonsarka ee 5-ta ka kooban ee kooxaha Canadianka ah. Si naxariis leh u ogow in xafiiskanaguu uusan bixinin...
Balamaha UNHCR (5 Maarso 2021)
UNHCR waxay bilaabi doontaa inay lasoo xiriirto dadka qaxootiga iyo magangalyo-doonka ah si ay ugu yimaadaan xafiiska cusbooneysiinta dukumintiyada iyo wareysiyada diiwaangelinta. Marka la eego Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa Xadidan (CMCO) iyo Nidaamka habraaceeda...
Warqada ku saabsan Ansaxnimada dukumiintiyada dhacay ee UNHCR sababtuna tahay xaaladda COVID-19
iyada oo ay ugu wacan tahay xaaladdaa hadda jirta ee loo yaqaan COVID-19 xaaladda iyo xakameynta dhaqdhaqaaqa socda (MCOs), xafiiska UNHCR uma uusan suuragalin inuu sii wado qaar ka mid ah howlaheena hawlaha joogtada ah Tan waxaa ka mid ah cusbooneysiinta waqtiga...
Nidaamka Habraaca Ee Loo Soo Gaabiyo (SOPs) Ee Amarka Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO) Ee 2021
Ogaysiiska amarka xakamaynta dhaqdhaqaaqa ee dhamaan wadanka Malaysia.
Iyada oo laga jawaabayo kororka kiisaska COVID-19, Dowladda Malaysia waxay ku dhawaaqday talo soo jeedinta Amarka Xakamaynta Dhaqdhaqaaqa (MCO), shuruudaha MCO (CMCO) iyo soo kabashada MCO (RMCO) waddanka oo dhan. Amarka xakamaynta dhaqdhaqaaqa wuxu bilaabmi doonta 13...
Khadka Teleefonka Tooska Ah Ee Xarigga Iyo Xabsiyada Ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada
Khadka Teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo Xabsiyada ee UNHCR: Isbedalka Saacadaha Shaqada.
Fadlan ogow in uu jiro isbedal ku yimid saacadaha shaqada ee Khadka teleefonka tooska ah ee Xarigga iyo xabsiyada ee UNHCR. Khadka waxaa loo isticmaali karaa in lagu soo gudbiyo warbixnta xariga iyo xabsiyada iyadoo la isticmaalayo lambarkan 012-630 5060 inta lagu...