Ogeysiisyada

Xafiiska UNHCR ee Malaysia ma bixiyo Ruqsadaha Wadista

UNHCR waxay aragtay maqaalo warar ah oo ka warbixineya ruqsadaha wadista ee dadka qaxootiga oo sida la sheegay ay bixiso UNHCR. Dukumintigaan waa been. Xafiiska UNHCR ee Malaysia ma bixiyo Ruqsadaha Wadista Waxaan jeclaan lahayn inaan sii xoojino in UNHCR keliya ay...

Kordhinta Xayiraada ee Amarka Dhaqdhaqaaqa illaa 14 Abriil 2020

Dawladda Malaysia waxay ku dhawaaqday in Amarkii Xakameynta Dhaqdhaqaaqa (MCO) la kordhiyay ilaa 14 Abriil 2020 si loo xakameeyo faafitaanka COVID-19. Dhammaan tallaabooyinka Dowladda ee hadda jira ayaa sii jiri doona illaa14 Abriil 2020. UNHCR waxay sii wadi doontaa...