Taageero
REMEDI
Caymiska Caafimaadka Qaxootiga
Iska diiwaan-gelinta UNHCR
Sidee isooga diiwaan-geliyaa UNHCR?
Dib udajin
Aadidda wadan kale
Ogeysiisyada
Ka digtoonow khiyaanada: Balamaha ka baxsan saacadaha shaqada
UNHCR ayaa heshay warbixino ku saabsan shaqsiyaado helay farriimaha WhatsApp in habeenkii ay yimaadaan xafiiska UNHCR si ay u halaan adeegyad UNHCR. Taasi waa khiyaamo. UNHCR waxa ay ballamaha...
Ka digtoonow khiyaanada: App-ka Qaxoontiga beenta ah ee Malaysia oo uu samayay Haris
UNHCR ayaa heshay warbixino sheegaya in shaqsi Rohingya ah oo loo yaqaan Haris Bhai, Mr Haris, Haris Khan, iyo Mr Barmi uu sameeyay app cusub been abuur ah oo ladhoho Refugee Malaysia isagoo...
Ma jiro Nidaam Diiwaangelin ah oo ka baxsan Xarunta Qaxootiga ee UNHCR
Fadlan la socodsii in diiwaangelinta UNHCR ay ka dhacdo kaliya xafiiska UNHCR ee Kuala Lumpur. Ma jiro diiwaangelin moobeel ah. UNHCR ma qabato waraysiyo isdiiwaangelin ah mana soo saarto...