by Super Administrator | Nov 9, 2021 | Notices
Wasaaradda caafimaadka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga, magangalyo-doonka iyo dadka aan sharciga lahaynhadda waxay aadi karaan rugaha caafimaadka ee dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo la doortay si ay u helaan tallaalka COVID-19. Waxaa laga yaabaa inaad u...
by Super Administrator | Oct 28, 2021 | Notices
Adeegga SMS-ka ee lagu cusboonaysiinayay nambarada telefoonnada ee dadka dukumentiga UNHCR haysta hadda ma sii shaqaynayso, wax ku ool ah isla markiiba. Qaxootiga iyo magangelyo-doonku waxay sii wadi karaan inay ka cusboonaysiiyaan lambarkooda khadka tooska ah iyagoo...
by Super Administrator | Oct 16, 2021 | Notices
Rugaha Caafimaadka ee Sanduuqa Horumarinta Qatar (QFFD) ee ku taala Ampang iyo Kajang waxay u furnyihiin talaalida dadka magangelyo-doonka, qaxootiga iyo dadka aan diiwaangashaneyn.. Dadka aan weli qaadanin irbadaha tallaalka COVID-19, waad is diiwaangelin kartaa...
by Super Administrator | Sep 29, 2021 | Notices
Xafiiska UNHCR wali uma furna iska-imaansho ballan la’aan ah. UNHCR waxay bilawday inay la xiriirto dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee ku nool Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya si ay ballamo ugu yimaadaan Xafiiska si waafaqsan Wajiga 2-aad ee Qorshaha...
by Super Administrator | Sep 23, 2021 | Notices
Mu’asasada Buddhist Tzu Chi waxaa loo oggolaaday inay siiso tallaalka COVID-19 dadka ay UNHCR daneyso iyadoo ka bixinaysa rugteeda caafimaadka ee ku taal Kuala Lumpur Buddhist Tzu Chi Free Clinic, 5th Floor, 221, Jalan Pudu, 55100 Kuala Lumpur Maalin kasta oo...
by Super Administrator | Sep 20, 2021 | Notices
Sababo la xiriira tillaabooyinka lagu joojinayo faafitaanka Covid-19, oo ay ku jiraan xannibaadaha safarka, ka shaqeynta dib-u-dejinta iyo bixitaanka ayaa si xun u saameeyay adduunka oo dhan, oo ay ku jirto Malaysia. Iyada oo laga jawaabayo Awaamiirta Xakamaynta...