Ogeysiisyada
Ku biir kanaalada Telegramka ee UNHCR
UNHCR Malaysia waxay furtay kanaaladayada Telegram-ka rasmiga ah ee 13 luqadood ee loogu talagalay qaxootiga iyo magangalyo-doonka si ay si toos ah uga helaan macluumaadka waxtarka leh ee UNHCR. Dhammaan qaxootiga iyo magan-gelyo-doonka waxaa lagu dhiirigelinayaa inay...
Iska-imaanshaha tallaalka ballan la’aan ee carruurta ayaa la heli karaa
Barnaamijka Talaalka Qaranka ee Carruurta (PICKids) ee caabuqa Covid-19 ayaa hada ogolaanaya Iska-imaanshaha tallaalka ballan la'aan ee carruurta ee Kuala Lumpur, Selangor, Penang, Perlis, Kedah, Pahang, Melaka, Perak, Negeri Sembilan, Johor, Terengganu iyo Kelantan....
Ka wadashaqeynta UNHCR iyo Dowladda habaynta qaxootiga
UNHCR iyo Dowladda Malaysiya ayaa muddo sannado ah ka wada-hadlayey sidii ay u sahmin lahaayeen fursadaha lagu taageerayo Dowladda ee maaraynta xaaladda qaxootiga. Iyada oo la eegayo aragtida fog ee samaynta nidaamka magangalyada dawladda, barnaamijka awood qaybsiga...
Sanduuqa boostada ee ka warbixinta wax isdaba marinta (Sanduuqa Cas) ee ku yaal bananka Xafiiska UNHCR
Laga bilaabo 2-da Maarj 2022, Sanduuqa Boostada ee wax isdaba marinta (Sanduuqa Cas) ee ku yaal banaanka Xarunta Qaxootiga ee UNHCR si joogto ah ayaa loo xidhay. Qaxootiga, magangelyo-doonka iyo shakhsiyaadka kale waxay sii wadi karaan inay ka warbixiyaan wax isdaba...
Tallaalka COVID-19 ee Carruurta
Si loo yareeyo faafitaanka caabuqa COVID-19, Dowladda Malaysia ayaa balaarineysa helitaanka tallaalka carruurta ay da'doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 jir. Waxaa la filayaa in ku dhawaad 4 milyan oo caruur ah ay heli doonaa tallaalka oo ay ku jiraan ciyaalka qaxooti iyo...
Ballamaha UNHCR (28 Janaayo 2022)
Xafiiska UNHCR wali u ma furno iska imaansho ballan la'aan ah ama dadka aan lahayn ballan. UNHCR waxay hadda la xiriiraysaa dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ee Malaysia oo dhan si ay ugu yimaadaan Xafiiska ballan si waafaqsan Nidaamka Habraaca (SOPs) ee COVID-19....
Xaalada Tallaalka COVID-19 – Foomka is diiwaan-gelinta
UNHCR waxa ay ururinaysaa xogta ku saabsan baaxada ee uu gaadhay tallaalka COVID-19 ee dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee diiwaangashan si aan u fahano heerka baaxada uu gaadhay tallaalku oo aan u buuxinno meelaha bannaan. Fadlan ogow in tani ay tahay mid...
Tallaalka COVID-19 ee laga heli karo Rugaha Caafimaadka Dowladda iyo kuwa Gaarka loo leeyahay
Wasaaradda caafimaadka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga, magangalyo-doonka iyo dadka aan sharciga lahaynhadda waxay aadi karaan rugaha caafimaadka ee dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo la doortay si ay u helaan tallaalka COVID-19. Waxaa laga yaabaa inaad u...
cusbooneysiinta nambarada Telefoonka SMS ahaan waa la joojiyay.
Adeegga SMS-ka ee lagu cusboonaysiinayay nambarada telefoonnada ee dadka dukumentiga UNHCR haysta hadda ma sii shaqaynayso, wax ku ool ah isla markiiba. Qaxootiga iyo magangelyo-doonku waxay sii wadi karaan inay ka cusboonaysiiyaan lambarkooda khadka tooska ah iyagoo...
Tallaalka COVID-19 ee Rugaha Caafimaadka QFFD ee ku taala Ampang iyo Kajang
Rugaha Caafimaadka ee Sanduuqa Horumarinta Qatar (QFFD) ee ku taala Ampang iyo Kajang waxay u furnyihiin talaalida dadka magangelyo-doonka, qaxootiga iyo dadka aan diiwaangashaneyn.. Dadka aan weli qaadanin irbadaha tallaalka COVID-19, waad is diiwaangelin kartaa...
Ballamaha UNHCR (29 September 2021)
Xafiiska UNHCR wali uma furna iska-imaansho ballan la’aan ah. UNHCR waxay bilawday inay la xiriirto dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee ku nool Kuala Lumpur, Selangor iyo Putrajaya si ay ballamo ugu yimaadaan Xafiiska si waafaqsan Wajiga 2-aad ee Qorshaha...
Tallaalka COVID-19 ee rugta caafimaadka bilaashka ah Kuala Lumpur Buddhist Tzu Chi Free Clinic
Mu'asasada Buddhist Tzu Chi waxaa loo oggolaaday inay siiso tallaalka COVID-19 dadka ay UNHCR daneyso iyadoo ka bixinaysa rugteeda caafimaadka ee ku taal Kuala Lumpur Buddhist Tzu Chi Free Clinic, 5th Floor, 221, Jalan Pudu, 55100 Kuala Lumpur Maalin kasta oo Talaado,...