Ogeysiisyada
Ku-daridda Carruurta Cusub ee Faylasha Waalidiinta Diiwaangashan
Helitaanka shahaadada dhalashada waxay lama huraan u tahay ilmo kasta si uu u caddeeyo aqoonsigiisa, UNHCR waxay si weyn ugu talisay in qaxootiga iyo magangelyo-doonka ay isku dayaan inay u helaan shahaadada dhalashada carruurtooda ku dhashay Malaysia adigoo u...
Su’aalaha la isweydiiyo ee ku saabsan Habsocodka Diiwaangelinta laga bilaabo 1da Juun 2022
Laga bilaabo 1da Juun 2022, UNHCR waxa ay cusboonaysiisay habraacyada cusboonaysiinta dukumentiyada dhacay iyo diiwaangelinta cusub. Fadlan halkan ka hel jawaabaha su'aalaha soo noqnoqda ee ku saabsan hababkan. S. Kaarkayga ama warqadda UNHCR way dhacday ama dhawaan...
Sida Loo Soo Sheego Xarig ama Xanibaad
Fadlan waxaa lagu wargeilinya in haddii ay dhacdo in la xiro ama lagu xanibo, waxaad warbixin uga samayn kartaa UNHCR adigoo: Foomka Warbixinta Xariga iyo Xanibaada ee ku yaal websaydka qaxootiga MalaysiaKhadka Taleefanka ee Xariga iyo Xanibaada Khadka waxa loo...
Ku biir kanaalada Telegramka ee UNHCR
UNHCR Malaysia waxay furtay kanaaladayada Telegram-ka rasmiga ah ee 13 luqadood ee loogu talagalay qaxootiga iyo magangalyo-doonka si ay si toos ah uga helaan macluumaadka waxtarka leh ee UNHCR. Dhammaan qaxootiga iyo magan-gelyo-doonka waxaa lagu dhiirigelinayaa inay...
Iska-imaanshaha tallaalka ballan la’aan ee carruurta ayaa la heli karaa
Barnaamijka Talaalka Qaranka ee Carruurta (PICKids) ee caabuqa Covid-19 ayaa hada ogolaanaya Iska-imaanshaha tallaalka ballan la'aan ee carruurta ee Kuala Lumpur, Selangor, Penang, Perlis, Kedah, Pahang, Melaka, Perak, Negeri Sembilan, Johor, Terengganu iyo Kelantan....
Ka wadashaqeynta UNHCR iyo Dowladda habaynta qaxootiga
UNHCR iyo Dowladda Malaysiya ayaa muddo sannado ah ka wada-hadlayey sidii ay u sahmin lahaayeen fursadaha lagu taageerayo Dowladda ee maaraynta xaaladda qaxootiga. Iyada oo la eegayo aragtida fog ee samaynta nidaamka magangalyada dawladda, barnaamijka awood qaybsiga...
Sanduuqa boostada ee ka warbixinta wax isdaba marinta (Sanduuqa Cas) ee ku yaal bananka Xafiiska UNHCR
Laga bilaabo 2-da Maarj 2022, Sanduuqa Boostada ee wax isdaba marinta (Sanduuqa Cas) ee ku yaal banaanka Xarunta Qaxootiga ee UNHCR si joogto ah ayaa loo xidhay. Qaxootiga, magangelyo-doonka iyo shakhsiyaadka kale waxay sii wadi karaan inay ka warbixiyaan wax isdaba...
Tallaalka COVID-19 ee Carruurta
Si loo yareeyo faafitaanka caabuqa COVID-19, Dowladda Malaysia ayaa balaarineysa helitaanka tallaalka carruurta ay da'doodu u dhaxayso 5 ilaa 12 jir. Waxaa la filayaa in ku dhawaad 4 milyan oo caruur ah ay heli doonaa tallaalka oo ay ku jiraan ciyaalka qaxooti iyo...
Ballamaha UNHCR (28 Janaayo 2022)
Xafiiska UNHCR wali u ma furno iska imaansho ballan la'aan ah ama dadka aan lahayn ballan. UNHCR waxay hadda la xiriiraysaa dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ee Malaysia oo dhan si ay ugu yimaadaan Xafiiska ballan si waafaqsan Nidaamka Habraaca (SOPs) ee COVID-19....
Xaalada Tallaalka COVID-19 – Foomka is diiwaan-gelinta
UNHCR waxa ay ururinaysaa xogta ku saabsan baaxada ee uu gaadhay tallaalka COVID-19 ee dadka qaxootiga iyo magangelyo-doonka ah ee diiwaangashan si aan u fahano heerka baaxada uu gaadhay tallaalku oo aan u buuxinno meelaha bannaan. Fadlan ogow in tani ay tahay mid...
Tallaalka COVID-19 ee laga heli karo Rugaha Caafimaadka Dowladda iyo kuwa Gaarka loo leeyahay
Wasaaradda caafimaadka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga, magangalyo-doonka iyo dadka aan sharciga lahaynhadda waxay aadi karaan rugaha caafimaadka ee dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo la doortay si ay u helaan tallaalka COVID-19. Waxaa laga yaabaa inaad u...
cusbooneysiinta nambarada Telefoonka SMS ahaan waa la joojiyay.
Adeegga SMS-ka ee lagu cusboonaysiinayay nambarada telefoonnada ee dadka dukumentiga UNHCR haysta hadda ma sii shaqaynayso, wax ku ool ah isla markiiba. Qaxootiga iyo magangelyo-doonku waxay sii wadi karaan inay ka cusboonaysiiyaan lambarkooda khadka tooska ah iyagoo...
